{"id":121,"date":"2025-02-09T21:31:18","date_gmt":"2025-02-09T21:31:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sicirka.com\/news\/?p=121"},"modified":"2025-02-09T21:35:00","modified_gmt":"2025-02-09T21:35:00","slug":"mashruuca-waddada-ee-isku-xireysa-hargeysa-iyo-baligubedle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sicirka.com\/news\/mashruuca-waddada-ee-isku-xireysa-hargeysa-iyo-baligubedle\/","title":{"rendered":"Mashruuca Waddada ee Isku Xireysa Hargeysa iyo Baligubedle"},"content":{"rendered":"\n<p>Mashruuc cusub oo ah dhismaha waddo u dhexeeyesa Hargeysa iyo Baligubedle ayaa lagu wadaa inneey wax weyn ka beddesho isku xirka gobolada isla markaana kobciso dhaqaalaha . Mashruucan ujeedadiisu waa in la yareeyo wakhtiga safarka, la xoojiyo badbaadada shacabka, iyo kobcinta ganacsiga iyo dalxiiska. Mashruucan dhererkiisu waa 50 km, waxaana lagu qiyaasay inuu ku kacayo qiyaastii $20 milyan oo USD.<\/p>\n\n\n\n<p>La soco wararkii ugu dambeeyay ee mashruucan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mashruuc cusub oo ah dhismaha waddo u dhexeeyesa Hargeysa iyo Baligubedle ayaa lagu wadaa inneey wax weyn ka beddesho isku xirka gobolada isla markaana kobciso dhaqaalaha . Mashruucan ujeedadiisu waa in la yareeyo wakhtiga safarka, la xoojiyo badbaadada shacabka, iyo kobcinta ganacsiga iyo dalxiiska. Mashruucan dhererkiisu waa 50 km, waxaana lagu qiyaasay inuu ku kacayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-121","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sicirka.com\/news\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sicirka.com\/news\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sicirka.com\/news\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sicirka.com\/news\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sicirka.com\/news\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sicirka.com\/news\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127,"href":"https:\/\/sicirka.com\/news\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121\/revisions\/127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sicirka.com\/news\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sicirka.com\/news\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sicirka.com\/news\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sicirka.com\/news\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}